Taliska Danab oo shaaciyay in ay qabteen Sargaal iyo dagaalyahano badan oo katirsan Al Shabaab

Taliska Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal maanta kula wareegeen deegaanka Tooro Toorow ee gobolka Shabeelaha Hoose ,halkaas oo ay gacanta ku hayeen dagaalyahanada Al Shabaab. Taliyaha Guutada 16-aad ee ciidanka Kumaandooska  G/le Ismaacil Maalin ayaa sheegay in inta uu howlgalka socday Ciidamadda ay nolosha ku qabteen 10 katirsan Al-Shabaab oo uu … Continue reading Taliska Danab oo shaaciyay in ay qabteen Sargaal iyo dagaalyahano badan oo katirsan Al Shabaab